Home 2015 September 17 Xaflada Ciida

Xaflada Ciida

image

Dhamaan xubnaha jaaliyadda Danwadaag ka tirsan waxaan war-gelineynaa in sidii horay looga hadlay xaflada ciida la qaban doono taariikhda marka ay tahay 26/9-2015, maalinta sabtida saacaddana ay tahay  14:00 ilaa 18:00.

Xadlada waxa ay ka dhaceysaa Billdalsgatan 12, Norrby ee magaalada Borås, Sweden ee ha moogaan, caruurtaan horay usoo wad.

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaan Guddoomiyaha Guddiga qaban-qaabada Mr Sharif Mohamud. Nambarkiisana waa 0764363893.

Guddiga jaaliyadda oo ka faa-ideysanaya fursadaan, waxa ay dhambaal farxadeed u dirayaan xubnaha jaaliyadda waxaaa idiin rajeyneynaa in aad ku ciidaan caafimaad, wanaag iyo farxad.

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *