Archive: 24 September, 2015

Ciid mubaarak

Maamulka jaaliyadda Danwadaag waxa ay dhambaal farxadeed u dirayaan dhamaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaana u rajeyneynaa in ay ku ciidaan farxad iyo wanaag meel kasto oo ay joogaan. Waxaan keloo gaar ahaan hambalyo u direynaa dhamaan xubnaha
Read more