Home 2015 September 24 Ciid mubaarak

Ciid mubaarak

imageimage

Maamulka jaaliyadda Danwadaag waxa ay dhambaal farxadeed u dirayaan dhamaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaana u rajeyneynaa in ay ku ciidaan farxad iyo wanaag meel kasto oo ay joogaan.

Waxaan keloo gaar ahaan hambalyo u direynaa dhamaan xubnaha Jaaliyadda ee ku dhaqan magaalada Boras, Sweden.  Waxaana leenahay ku ciida caafimaad, farxad iyo wanaag idinka iyo reerihiinaba.

Waxaan ILLAAH ka baryeynaa in uu ciidaan ciideeda kale magi gaarsiiyo caafimaad, islaanimo iyo hour mar, waxaan sidoo kale ILLAAH ka baryeynaa in uu wadankeena Soomaaliya ka dhigo mid nabad ah.

Ciid wanaagsan.

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *