Home 2015 September 25 Dhaqanka iyo hidaha

Dhaqanka iyo hidaha

image

Maanta oo ay taariikhdu tahay waxaa ay Jaaliyadda Danwadaag qabatay hawahii aheyd Dhaqanka iyo Hidaha oo la qabto maalin kasta oo jimca ah saacadda kl 16.00 – 19.00.

Hawsha waxaa loo qabtay si wanaagsan, waxana loo agaasimay si heer sare ah.

Sawira badan ayadana lasoo gelindoonaa mustaqbalka dhow insha alah.

 

Waxaa qoray Xoghayaha Danwadaag

Author: Yonis Isak

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *