Home 2015 September 30 Jaaliyadda Danwadaag waxay soo bandhigeysaa Aktivitet-yo kala duwan

Jaaliyadda Danwadaag waxay soo bandhigeysaa Aktivitet-yo kala duwan

Jaaliyadda Danwadaag waxay ka qeybqaadaneysaa Aktivitet-yo kala duwan kuwaas oo baahi weyn ay u qabto bulshada gaar´ahaan caruurta iyo haweeynkuba.  Maamulka jaaliyadda wuxua balan-qaadaya in uu ugu shaqeyn doono si hagar la´aan ah bulshada ku xiran jaaliyadda taas oo cidkasta u furan in ay kamid noqdaan si ay u helaan adeeg hufan oo cadaalad ah.

Taas oo dadaalkeeda hada si xawli ah ay u wadaan maamulka jaaliyadda Danwadaag forening ee Borås.

Waxaad hoos ka daawaneysaan sawiro badan oo maragmadoonto ah.

Waad ku mahadsatahay booqashada aad so booqatey webside-ka Danwadaagforening.se 

 

IMG_3040IMG_3122imageIMG_3051

 IMG_3127IMG_3153

IMG_3020IMG_3116imageIMG_2700IMG_2797IMG_3075IMG_3155IMG_3134IMG_3034IMG_3046IMG_3189imageIMG_3066IMG_3044IMG_3116IMG_3152IMG_3220IMG_3136IMG_3228IMG_2931IMG_3154boråsIMG_3159IMG_3158

Author: Yonis Isak

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *