Home 2015 October 11 Jaaliyada Danwadaagförening oo wax qabad lataaban karo wada

Jaaliyada Danwadaagförening oo wax qabad lataaban karo wada

Jaaliyada danwadaagförening oo kushaqeynaysa waxyaabo badan oo dadka medlemka ka ah ay maqsuud kuyihiin  taas oo dhalisey in dad badan  ay so codsadaan in ay xubin ka noqdaan taas oo ah dadaalka iyo hormarka guddiga jaaliyada ay wadaan kuwaas oo wakhtigooda iyo malkoodaba u huraya sidii ay u gudan lahaayeen waxqabadka jaaliyada hada iyo mustaqbalka fogba,

wixii fahfahin ah waxaad ka helaysa bogaga kale ee aktivite yada, mahadsanidiin,

Author: Yonis Isak

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *