Home 2015 October 15 BARO SIDA UGU FUDUD EE LOO QURXIYO GABDHAHA YER IYO WEYN

BARO SIDA UGU FUDUD EE LOO QURXIYO GABDHAHA YER IYO WEYN

Jaaliyada Danwadaagforening oo ah Jaaliyad u taagan in ay ugu adeegto si daacadnimo ah xubnaxeeda sharafta leh taas oo wada waxqabad badan, waxaa kamid ah waxqadkeeda dhanka dadka waweyn iyo caruurtuba taas oo marwalba kafikirta baahida xubnaxeeda hada jira iyo waxa mustaqbalka so socda,

Danwadaag waxqabadkeeda waxaa kamid ah in ay gabdhaha yer yer iyo waweynba  barto Cilaan saar sida ugu fudud uguna qurux badan taas oo looga fa’ideynaayo xubnaha kujira Jaaliyada taas oo ay u xeyso gabadh khibrad fiican u leh farsamadaas fiican Cilaan saarkaas waa lacag la’aan gabdhahaaga iyo haaskagaba uga fa’ideey, isbuucii malin kasta oo Sabti ah ayey jirta fursadaas kafa’ideysi wacan.

waxaan Idin so bandhigeyna qaar kamid ah farsamadaas quruxda badan ee hoos kadaawo adigaa u bogi doona,

image

Farsamo gaar ah waaye

Marwalba dalabkaga aya latixgelinaya 

image image image image image image image image

Author: Yonis Isak

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *