Jaaliyada Danwadaag oo kaqeybgashey tabar heerkiisu sareeyo
Maanta oo ay tariikhdu tahay 07/11/2015 jaaliyada danwadaag waxay kaqeybgashey tababar xeerkiisu sareeyo oo ay qabatey Studiefrämjandet kaaso ay kaso qeybgaleen jaaliyada farabadan oo kakala yimid gobolada dalka iswidhan intooda badan, tababarkaas waxaa lagu baranaayey sida ugu fiicaan oo koox loo hogaamiyo ama uwada shaqeeyaan iyo waxyaabo badan oo faa’ido ah shaqooyinka jaaliyadaha ,
Danwadaag waxay wakhtigeeda u hurtey in ay wax jaaliyadaha kale ee dalka waana jaaliyad u taagan in markasta kafa’ideysato wax kasta oo aqoon korarsi ah si ay si fiican ugu adeegto bulshada somaliyeed ee ayada wakiilka katahay,
waxaan halkan ka daawan kartaa sawiro kala duwan oo ka turjumaya tababarkii manta ee Falköping. daawasho wacan.
Leave a Reply