Home 2015

Archive: 2015

Dhaqanka iyo hidaha

Maanta oo ay taariikhdu tahay waxaa ay Jaaliyadda Danwadaag qabatay hawahii aheyd Dhaqanka iyo Hidaha oo la qabto maalin kasta oo jimca ah saacadda kl 16.00 – 19.00. Hawsha waxaa loo qabtay si wanaagsan, waxana loo agaasimay si heer sare ah. Sawira badan ayadana lasoo gelindoonaa mustaqbalka dhow insha alah.
Read more