Home 2016 February 15 Aktivitet yada Danwadaag oo sanadka cusub 2016 si xowli ah u socda

Aktivitet yada Danwadaag oo sanadka cusub 2016 si xowli ah u socda

Sanadkan cusub 2016 jaaliyada Danwadaag ee magalada Borås oo si xoog leh u dardargelisey waxqabadka xubnaheeda dhanka caruurta iyo dhanka dadka waweynba taas oo si aad ah ugu faraxsanyhihiin xubnaha jaaliyada marwalbana kufaraxsan fikradaha cusub iyo wadatashiga oo joogta ah.

waxaan xalkaan idinku so gudbineyna qaarkamid ah sawirada xubnaha jaaliyada, waxay jaaliyada marwalba ay so dhoweyneysaa xubanaha cusub oo daneynaya in ay ka mid noqdaan jaaliyada, 

 

IMG_4967IMG_4963IMG_4962IMG_4948IMG_4952IMG_4966IMG_4966

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *