Home 2016 February 23 Jaaliyada Danwadaag ee magalada Borås oo dardar hor leh laso baxdey!!

Jaaliyada Danwadaag ee magalada Borås oo dardar hor leh laso baxdey!!

HAMBALYO HAMBALYO 

Sanadkaan cusub 2016 oo labilaabey aktivitetyo hor leh oo uu kamid yahay cunto karin cuntadaas oo sanadkan halkudhig looga dhigey cunto kari oo cun, cuntadaas oo aad ku arki doontaan sawirada hoos idinka muuda kuwaas oo aad jecleysan dontaan, weli waxaan idin so wadna ayada oo lakarinayo, sida loo kariyo iyo xiliyada u fiican in labarto, fursado badan ayay idin heysa jaaliyada danwadaag ee magaladan borås. Waxa kaloo intaas sii dheer oo aad iyo aad muhiim ugu ah caruurta in labaro dhaqankooda suuban iyo tariikhda somaliya kuwaas oo si wanaagsan loo barayo ayadoo la isticmaaliyo qalab iyo sawiro kala duwan kadibna caruurta loo qabanayo tartamo kusaabsan taarikhda iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliga.

sida aad u jeedan waxa idin muqda qaarkamid ah xubnaha jaaliyada danwadaag waa asxaabtaadi aad taqaaney iyo saxiibada.

waxaan hoos ka daawaneyna cuntooyinkii la isbarayey oo diyaarsan iyo qalabkii dhaqanka qaar kamid ah, sawiradooda daawasho wacan.

.IMG_4996 IMG_4932 IMG_3459 IMG_3737 IMG_3778 IMG_3796IMG_3065 IMG_3074IMG_4963 IMG_3075IMG_4984 IMG_4975IMG_4992 IMG_4986IMG_4991 IMG_4873IMG_4987 IMG_4932 IMG_4933IMG_4994

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *