Home 2016 February 29 Tababar ay kaqeybgashey Jaaliyada Danwadaag

Tababar ay kaqeybgashey Jaaliyada Danwadaag

 

Tababarkaan uu so qabanqaabiyey kommunka magaaladan borås kaas oo ay kaso qeybgaleen jaaliyado kala duwan kuwaas oo dhamaantood ka howlgala magaaladan borås, tababarkaan oo aad muhiim ugu aha xubnihii kaqeybgaley iyo aqoon isweydaarsi fiican oo ay kaso faaideen,

jaaliyada danwadaag oo marwalba diyaar u ah in ay kafaïdeystaan tababarada la xiriira sida ugu fiican oo jaaliyad u shaqeyso ayaga oo aad ugu faraxsan kafaideysiga tababarada.

waxaad hoos kadaawan kartan sawiro kala duwan.

 

 

IMG_5105 IMG_5116IMG_5113IMG_5106

IMG_5120

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *