Home 2016 March 10 Jaaliyada Danwadaag oo so kordhisey Aktivitet dadka waweyn ah.

Jaaliyada Danwadaag oo so kordhisey Aktivitet dadka waweyn ah.

jaaliyada danwadaag ee magaladan borås oo kuso biirisey aktivitetyadeeda dadka waaweyn cayaarta loo yaqaan bowling taas oo xubnihii kaqeybgaley aad ugu riyaaqeen waxaana tartan adag dhaxmarey xubnihii kaqeybgaley taas lagu kala badiyey guushana ay kuracdey ninka ugu shiishka badan kaas oo heley 191 dhibcood qofka ugu tirada yerna waxa uu laha 129 dhibcood, waxaana loo balamey isbuca so socda in dib la isugu so laabto.

waxaad hoos ka daawan kartaan sida aktivitetkaas u dhacay.

daawasho wacan sawirada hoose.

 

IMG_5120 IMG_5151 IMG_5160IMG_5161

IMG_5158 IMG_5162 IMG_5176 IMG_5177  IMG_5180 IMG_5181 IMG_5182 IMG_5184 IMG_5192IMG_5183IMG_5185 IMG_5186 IMG_5191 IMG_5193 IMG_5199IMG_5202IMG_5194IMG_5196 IMG_5195  IMG_5198 IMG_5203 IMG_5204 IMG_5205

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *