Home 2016 March 21 Jaaliyada danwadaag oo kaqeybgashey shir sanadeedkii jaaliyadaha 2016.

Jaaliyada danwadaag oo kaqeybgashey shir sanadeedkii jaaliyadaha 2016.

Jaliyada Danwadaag ee magaladan Borås aya waxa ay kaqeybgashey shir sanadeedkii jaaliyadaha 2016 oo ka dhacay magaalada Borås kaas oo ay ka so qeybgaleen jaaliyado gaaraya ilaa 46 jaaliyadood oo kala duwan halkaas oo laga so jeediyey qorshihii sanadka so socda iyo sanadkii laso dhaafey, waxaa kalo mesha lagu so doortey maamul cusub oo xogaamin doona sanadka so socd.

xubnaha jaaliyada danwadaag ugu qeybgaley shir sanadeedka waxa ay ka so faaïdeen waxyaabo badan oo muhiim ah jaaliyada.

waxaad hoos kadaawaneysan qaarkamid ah sawiro aan ka so qaadney shirka.

daawasho wacan.

IMG_5280 IMG_5262  IMG_5266        IMG_5276IMG_5283IMG_5280             IMG_3458        IMG_3655IMG_3764IMG_3739  IMG_5281        IMG_3798           IMG_5274

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *