Home 2016 March 28 Jaaliyadda Danwadaag oo maanta Leoslekland Borås carruurta kusoo cayaarsiisey.

Jaaliyadda Danwadaag oo maanta Leoslekland Borås carruurta kusoo cayaarsiisey.

Jaaliyada Danwadaag ee magaalada Borås ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 160328, waxay caruur aad u tira badan kusoo cayarsiiyeen meesha loo yaqaan LEOSLEKLAND Borås, meeshaas oo caruurta aad ay u jecel-yihiin, meeshaas oo loogu diyaariyey waxyaaba badan oo kala duwan caruurtuna aad u xiiseeyan halkaas oo walidiintoodana ay lawadaageen farxada caruurtooda weliba waxa keloo meesha jirey waxyaabo walidiinta xitaa ku cayaari kareen sida aad hoos ka arkidoontaanba.

Waxaad halkaan kadaawan kartaa sawiro aad u tira badan oo isugu jira caruurta iyo walidiintoodaba,

hoos kadaawo sawirada.

IMG_5382IMG_5422

IMG_5326IMG_5338 IMG_5328  IMG_5332 IMG_5333 IMG_5334 IMG_5335 IMG_5336 IMG_5337 IMG_5338 IMG_5339 IMG_5341 IMG_5343 IMG_5345 IMG_5346 IMG_5347 IMG_5349 IMG_5356 IMG_5358 IMG_5360 IMG_5362 IMG_5364 IMG_5366 IMG_5368 IMG_5369 IMG_5370  IMG_5372 IMG_5373 IMG_5375 IMG_5376 IMG_5377  IMG_5381   IMG_5384IMG_5382IMG_5420 IMG_5385 IMG_5388IMG_5382IMG_5387 IMG_5390 IMG_5391 IMG_5396IMG_5417 IMG_5397 IMG_5399 IMG_5400 IMG_5401 IMG_5402 IMG_5404 IMG_5406  IMG_5408IMG_5420 IMG_5409 IMG_5410 IMG_5411 IMG_5413 IMG_5418 IMG_5419 IMG_5420  IMG_5422 IMG_5423 IMG_5425  IMG_5427 IMG_5429 IMG_5432IMG_5430 IMG_5431 IMG_5433 IMG_5434 IMG_5435 IMG_5436

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *