Home 2016 March 31 Jaaliyada Danwadaag oo ka qeybgashey tababar heersare ah.

Jaaliyada Danwadaag oo ka qeybgashey tababar heersare ah.

Jaaliyada Danwadaag oo markasta u heelan in ay hormariso xubnaheeda si ay uga faaideystaan waxbarasho bilaash ah oo ay bixiyaan hayado kala duwan iyo kommunada kala duwan ee wadanka Sweden, sidaas daraadeet jaaliyada waxay haysaa fursado muhiim ah oo ay uga faideyneyso Caruurta,Haweynka iyo ragaba.

Qarkamid ah maamulka iyo xubnaha jaaliyada waxay fursad u heleen manta 160331 in ay so qaatan tababar aad muhiim ugu ah qofkasta in uu barto kaas oo ah sida ugu fiican ee loo maamulo dhaqaale uguna sahlan.

hoos kadaawo sawirada kaqeybgalayaasha tababarka manta.

IMG_5482 IMG_5483 IMG_5470IMG_5467IMG_5485 IMG_5486IMG_5469IMG_5468

 

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *