Home 2016 November 04 Maanta iyo Leoslekland

Maanta iyo Leoslekland

maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11 2016 waxaa dhamaan caruurta iyo qoysaska xubnaha ka ah Jaaliyadda Danwadaag wakhti dheer ku qaateen xarunta Leoslekland ee magaalada Borås.

Dhamaan carruurtii ka qeyb gashay aad bay ugu qanceen waxa ayna u aheyd maalin farxad leh.

 

Tirada carruurta waxa ay aheyd 47 oo u dhaxeysa 3 ilaa 16 sano. Waxaa kale ay Jaaliyadda Danwadaag fursad u heshay in carruurta ka weyb 16 sano ku galaan Leoslekland lacag la,aan.

Hoos kafiirso sawirada.

20161104_145156 20161104_145504 20161104_145156 20161104_113714 20161104_111502 20161104_111341 20161104_1113598

Author: danwadaagforening

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *