Home Okategoriserade

Okategoriserade

Ciid mubaarak

Maamulka jaaliyadda Danwadaag waxa ay dhambaal farxadeed u dirayaan dhamaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Waxaana u rajeyneynaa in ay ku ciidaan farxad iyo wanaag meel kasto oo ay joogaan. Waxaan keloo gaar ahaan hambalyo u direynaa dhamaan xubnaha
Read more

Xaflada Ciida

Dhamaan xubnaha jaaliyadda Danwadaag ka tirsan waxaan war-gelineynaa in sidii horay looga hadlay xaflada ciida la qaban doono taariikhda marka ay tahay 26/9-2015, maalinta sabtida saacaddana ay tahay  14:00 ilaa 18:00. Xadlada waxa ay ka dhaceysaa Billdalsgatan 12, Norrby ee magaalada Borås, Sweden ee ha moogaan,
Read more