Home Portfolio Sawiradi sanadkii so dhamaadey 2015 iyo waxqabadkii jaaliyada Danwadaag

Sawiradi sanadkii so dhamaadey 2015 iyo waxqabadkii jaaliyada Danwadaag

waxqabadkii jaaliyada danwadaag sanadkii so dhamaadey 2015 iyo sawiradii kala duwanaa oo xiliyadaas laqaadey qaarkamid ah ayan halkaan idinku so bandhigney kuwaas oo laga so kala qaadey magaalada Borås iyo maglaalooyinkale oo dalka sweden kamid ah iyo meelo garah oo caruurta si gooni ah u xiiseyanayeen kuwaas oo ay kala qeybqaadanayeen xubnaha jaaliyada oo ah kuwa aan kadaaleyn waxbadka jaaliyada kuwaas oo u taagan malin iyo habeenba.