Home Portfolio Qaban qaabo hoog badan oo kasocota xafada Norrby

Qaban qaabo hoog badan oo kasocota xafada Norrby

Waxaa si xeersara ah uga socota manta qaban qaabo xafada Norrby ee magalada Borås  feestadi Ciida oo ay so qaban qababiyeen Jaaliyada weyn ee Danwadaag Forening, feestadaas oo ay kaso qeybgali donan dad aad u tira badan oo isugu jira somali iyo ajnabi, sawirada iyo wixii fahfahin ah saacadaha so socda ayad heli doontan,Unity